Gudoomiye Ku Dhawaaqay in uu Iscasilay

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somali-land ayaa ku waramaya in Gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani u qaabilsanaa gobolka Hawd Mubaarig Cabdi Faarax uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi.

Gudoomiye Mubaarig oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa  ayaa waxa uu sheegay inuu si rasmiya iska casilay xilkii gudoomiyaha gobolka Hawd iyo xubinimadii xisbigaasi.

Sidoo kale Gudoomiye Mubaarig ayaa sheegay inuu maalinta bari ah uu qaban doono shir jaraa,id oo uu ku faah faahinayo sababaha keenay is casilaadiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here