Dalka Honduras oo Kaalinta kowaad kasoo Galay dalalka ay dilalka ka dhacaan + Sawiro

1

Dalalka inta badan  colaada ay ka jirto waa kuwa aad u Fara badan marka la eego dalalka Latin America waxa ay kamid yihiin meelaha inta badan Lagu dilo dadka shacabka ah,

Dalka Honduras waxa uu kaalinta kowaad kasoo Galayaa dalalka Latin America ee dalalka ay ka dhacaan waxaana  dalkaas la qiyaasay in sanadkaan dhaxdiisa Lagu dilay dad gaaraya 5,581-qof oo u badnaa dad shacab ah.

Dilkii Ugu dambeeyay waxaa loo geystay ciyaaryahan ka Tirsanaa kooxda Rangers kasoo lagu magacaaabi Jirey Arnold Peralta waxaana dilkiisa ka dambeeyay koox Hubeysaneed oo dishay xili uu kasoo baxay goob Lagu iibiyo shopping.

2F4A7D2A00000578-3356696-image-a-5_1449941811157 2F4A422E00000578-3356696-image-m-36_1449869491638 2F5C54BA00000578-3356696-image-a-10_1450089379106 2F5C565700000578-3356696-image-a-5_1450089341495 2F5C573300000578-3356696-image-a-4_1450089332185 2F5DA13D00000578-3356696-image-a-2_1450100942917 2F5DA13900000578-3356696-image-a-1_1450100926940

 

 

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here