Dalalka inta badan colaada ay ka jirto waa kuwa aad u Fara badan marka la eego dalalka Latin America waxa ay kamid yihiin meelaha inta badan Lagu dilo dadka shacabka ah,
Dalka Honduras waxa uu kaalinta kowaad kasoo Galayaa dalalka Latin America ee dalalka ay ka dhacaan waxaana dalkaas la qiyaasay in sanadkaan dhaxdiisa Lagu dilay dad gaaraya 5,581-qof oo u badnaa dad shacab ah.
Dilkii Ugu dambeeyay waxaa loo geystay ciyaaryahan ka Tirsanaa kooxda Rangers kasoo lagu magacaaabi Jirey Arnold Peralta waxaana dilkiisa ka dambeeyay koox Hubeysaneed oo dishay xili uu kasoo baxay goob Lagu iibiyo shopping.








Simba News liked this on Facebook.