Layaab: Xoghayaha kooxda Arsenal oo Arin layaab badan ka Dhawaajiyay

1

Xoghayaha kooxda arsenal David Miles ayaa sheegay in qoyskiisa ay u sheegeen in usaan guriga kusoo laaban Karin hadii arsenal lagu aadiyo kooxda Barcelona xili maanta xaflada isku aadka lagu qabtay Magaalada Nyon ee dalka Swizerland arsenal iyo barcelona ay isku aadeen.

Kooxda arsenal ayaa ku beegmatay kooxda Barcelona oo sanadkii ugu dambeeyay ee 2011 ay isku arkeen ciyaaraha Champions League.

David Miles oo saxaafada war kooban siiyay ayaa sheegay in qoyskiisa ay usoo sheegeen in uusan guriga kusoo laaban Karin hadii kooxda arsenal ay ku aado kooxda Barcelona oo kamid ah kooxaha ugu awooda badan koobka champions League,

“ Qoyskeyga waxa ay ii sheegeen In aan Guriga kusoo laaban Karin hadii Barcelona iyo arsenal ay isku beegmaan,

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here