Dowladda Soomaliya oo Dalka Ka Ceyriysay Mas’uul Ka Tirsan Qaramada Midoobay

0

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaliya ay  dalka ka ceyrisey Madaxa hay’adda qaramada midoobay ee cuntada ee FAO oo magaciisu yahay Richard Trenchard, kaasoo lagu eedeeyey dhaqan xumo iyo meel ka dhacyo waaweyn.

Richard Trenchard ayaa la sheegay in dhowrkii sano aynu soo dhaafnay uu ahaa madaxa hay’adda qaramada midoobay ee cuntada ee FAO, islamarkaana Dowladda Soomalia ay ku waday baaritaano ku aadan eedeemaha loosoo jeediyay ee ku aadan dhaqan xumo iyo meel ka dhac weyn.

Wuxuuna noqonayaa masuulkii ugu darajada sareeyey oo dalka laga ceyriyo.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here