Wax ka Ogow Ciyaaraha Champions League

0

Waxaa maanta Nyon ee dalka Switzerland lagu sameyn doonaa isku aadka ciyaaraha Champions League iyadoona kooxo waa weyn la iskaaga baqaayo,

Kooxaha Champions League kaalinta kowaad kaga soo baxay Group-yada

Group winners: Real Madrid, Barcelona, Bayern Munich, Zenit St Petersburg, Wolfsburg, Atletico Madrid, Manchester City, Chelsea

Kooxaha kaalimaha Labaad kusoo baxay

Group runners-up: Paris Saint-Germain, PSV Eindhoven, Benfica, Juventus, Roma/ Arsenal, Dynamo Kiev, Gent

Lugta Hore ee koobkaan waxaa la ciyaarayaa 16/17 and 23/24  bisha February, Halka lugta Labaad la ciyaari doono 8/9 and 15/16 March.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here