Babylonia Waa Gabadhii Ugu Horeysay ee Shaacisay in ay la dagaalamayso Daacish+ Sawiro

0

Babylonia Kama Shaleynayso  in ay ka Takto labadeeda caruur iyo shaqadeeda iyadoona ku biirtay  kooxda Kirishtanka ah  oo kasoo horjeeda  dowlada islaamiga ee daacish,

Gababdhaan oo 36-jir ah ayaa ku biirtay Gabdhaha Kirishtanka ah  ee la dagaalama kooxda daacish ee ciraaq iyo Syria ka dagaalanta.

Babylonia waxa ay sheegtay” waxaan u xiisay Limar iyo  Gabriella oo Caruurteeda ah  waxaan ka walwalsanahay in ay dareemaan baahi , oon iyo qawow, laakin waxaan u sheegayaa mar walba in aysan taasi dareemin waxaan wali aniga diyaar u ah in aan dalkayga Syria ka difaaco kooxda daacish, ayay u sheegtay wakaalada wararka ee AFP.

2F52CD1100000578-3358261-image-a-18_1450023599826 2d20lwraRf26edb43bbd5254f531-3358261-Syriac_Christian_members_of_the_Female_Protection_Forces_of_the_-a-6_1450021536650 1xce06zgkQ28e9e5aede2c9b2dcc-3358261-Syriac_Christian_women_members_of_the_battalion_called_the_Femal-a-7_1450021540314

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here