Dhageyso:Madaxweynaha Soomaliya oo ugu baaqay Madaxda Shirka ka Qeyb Galaysa in ay Qaataan Go’aan Rasmi ah

0

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud oo hadal kooban ka jeediyay shirka loogu Hadlaayo nooca ay Noqon doonto doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadka 2016-ka ayaa ugu baaqay madaxda soomaliyeed in go’aan wadajir ah ay ka qaataan sida ay Noqonayso doorashada soomaliya ka dhacaya si mustaqbalka dhow uu dalka soomaliya heer u gaaro.

Mudane Xasan sheikh Maxamuud waxa uu sheegay in hadii maanta go’aan wanaagsan la qaato uu go’aankaas Noqon doonto midka guusha ku hogaamiya umada soomaliyeed iyo midkii lagu guuleysto waa siduu Hadalka u dhigay Madaxweynaha,

Madaxda shirka ka qeyb galaysa ayaa wali isku fahmi la’ qaakey Noqon doonto doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadka 2016-ka iyadoona Madaxweynayaasha Maamulka Juba-land iyo Puntland ay aamisan yihiin in la joogo xiligii laga Gudbi lahaa nidaamka 4.5,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here