Warar haatan naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay mar kale uu magaaladaas ku bilowday dagaal xoogan oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed wada daga magaalada Beledweyne.
Wariyaha idaacada simba ee Magaalada Beledweyne ee Gobolka hiiraan Maxamed ibraahin siyaad jermal ayaa haatan kusoo waramaya in dagaalka uu socdo labada dhinacna ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kale duban
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

