Mesut Ozil oo Real Madrid ku biiraya Waa Hadii?

0

Sida ay qortay Majalada la yiraahdo Don Balon, kooxda Real Madrid ay dib   u soo iibsan doonta laacibkeeda Hore ee Mesut Ozil Hadii la iibiyo laacibka reer Colombia James Rodriguez.

Xidigii Hore ee kooxda Real Madrid ninka reer Germany  Mesut Ozil ayaa Real Madrid usoo ciyaaray intii u dhaxeysay sanadihii 2010-ilaa 2013 isagoona sanad kadib ku biiray kooxda arsenal ee Horyaalka dalka Ingiriiska,

Maamulka kooxda Real Madrid ayaa mar kale u gacan haatin doona laacibka reer Germany Mesut Ozil madaama shaki la galinaayo Mustaqbalka laacibka reer Colombia James Rodriguez. Oo xiriirka kala dhaxeeya macalinkiisa Rafael Benitez. Oo aad u xun

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here