Ciyaaraha Akhriso: isku aadka Ciyaaraha Uero 2016-ka By Radio Simba - Aralık 12, 2015 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Waxaa caawa Magaalada Paris ee dalka France ka dhacday xaflada isku aadka ciyaaraha Uero 2016-ka oo sanadka 2016-ka Lagu qaban doono dalka Faransiiska sida jadwalka ku qoran Halkaan ka Hoos ka akhriso isku aadka Group A 1 France 2 Romania 3 Albania 4 Switzerland Group B 1 England 2 Russia 3 Wales 4 Slovakia Group C 1 Germany 2 Ukraine 3 Poland 4 Northern Ireland Group D 1 Spain 2 Czech Republic 3 Turkey 4 Croatia Group E 1 Belgium 2 Italy 3 Republic of Ireland 4 Sweden Group F 1 Portugal 2 Iceland 3 Austria 4 Hungary