Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay in dib wadanka Soomaaliya loogu celiyo nidaamka 4.5 oo sanadihii dambe dalka soomaliya loogu dhaqmaayay,
Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobo-daareed oo kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay beesha caalamka in aysan Maamulka Puntland ku qasbin in dib loogu laabto nidaamkii 4.5-ka
Dhanka kale Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobo-daareed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Gaas oo ku sugan Magaalada Muqdisho In uusan aqbalin nidaamka 4.5 madaama maalmihii dambe Magaalada Muqdisho uu kulamo kula lahaa Madaxda beesha caalamka,
Maamulada Puntland iyo Juba-land iyo isku mowqif ka ah nidaamka doorashada sanadka 2016-ka ee dalka ka dhacaysa,


Ninka haloshega ma oga in aysan jirin aniga diiday
Muleexa Ahmed liked this on Facebook.