Dhageyso: Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland oo ku baaqay In aan la aqbalin Nidaamka 4.5

2

Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay in dib wadanka Soomaaliya loogu celiyo nidaamka 4.5 oo sanadihii dambe dalka soomaliya loogu dhaqmaayay,

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobo-daareed oo kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay beesha caalamka in aysan Maamulka Puntland ku qasbin in dib loogu laabto nidaamkii 4.5-ka

Dhanka kale Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobo-daareed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Gaas oo ku sugan Magaalada Muqdisho In uusan aqbalin nidaamka 4.5 madaama maalmihii dambe  Magaalada Muqdisho uu kulamo kula lahaa Madaxda beesha caalamka,

Maamulada Puntland iyo Juba-land iyo isku mowqif ka ah nidaamka doorashada sanadka 2016-ka ee dalka ka dhacaysa,

2 YORUMLAR

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here