Baarlamanka Soomaliya oo Maanta u codeyn doona Sharciga Iibka Qaranka

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa kulankooda caadi ahaa waxa ay maanta ku leeyihiin xarunta Golaha shacabka soomaliya ee Magaalada Muqdisho,

Ajendaha maanta Horyaala Xildhibaanada Baarlamanka soomaliya  ayaa ah u codeynta Sharciga Iibka Qaranka, kadib markii Sharcigaan uu soo maray saddex Akhrin oo sida sharciga ah

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ah Habdhowraha Baarlamanka soomaliya ayaa warbaahinta simba u sheegay in kulanka Maanta ay xildhibaanada ugu codeyn doonaan Sharciga Iibka Qaranka oo mudooyinkii dambe akhrin kala duban marayay,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here