Chelsea Way ku Guuleysan Kartaa Koobka Champions League?

0

Macalinka kooxda Chelsea Jose Morinho ayaa aamisan in kooxdiisa ay xili ciyaareedkaan  ku Guuleysan karto Horyaalka dalka Ingiriiska kadib guushii ay xalay ka gaareen kooxda Fc Porto,

Kooxda Chelsea ayaa xili ciyaareedkaan ku bilaabatay waayo aan fiicneen iyadoona dhibco Yar u jirta in ay gasho meelaha lagu aado Horyaalka heerkii Labaad madaama ay ku jirto kaalinta 14-aad.

Macalin Jose Morinho ayaa Champions League kula Guuleystay kooxaha FC Porto, Iyo Inter Milan ayaa aaminsan in kooxda Chelsea ay sameyn karto in ay ku guuleysato koobka Champions League,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here