Uganda iyo Soomaliya oo Kawada Hadlay  Xiriirka Labada Dal iyo Dagaalka Al-Shabaab

0

Kulan ay wada qaateen intii lagu guda jiray shirkii magaalada London ka dhacay Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed abdullahi Farmajo iyo Madaxweyanha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa waxa ay kaga wada hadleen xiriirka labada dal.

Madaxweyne Farmajo ayaa ugu mahadceliyay Museveni taageerada Uganda ay siiso dowlada Soomaaliya si’loo gaaro hanaan nabadeed.

Wuxuu ku booriyay  Madaxweyanha soomaaliya a dhigiisa Uganada in uu sii wado taageerada dib u dhiska dalka iyo dhisida ciidan awood leh iyo kor u qadista tiirarka Nabadda, si Soomaliya ay awood ugu yeelato Hanashada Guud ahaan amaanka dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here