Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Agaasime guud oo cusub ku soo kordhiyey Wasaarada Warfaafinta ka dib markii uu Cabdirisaaq C/rixmaan Xasan (Gosol) u magacaabey agaasimaha guud ee wakaalada wararka Puntland ee Wasaarada warfaafinta .
Agaasimaha cusub ee ku soo biiray wasaarada ayaa qabanaya xil ban ka uun ah oo aan cidna uga horayn madaama aysan horay u jirin xilka iyo wakaalada loo magacaabay.


