War Deg Deg: Xaalada Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo Maanta Kacsan

0

Xaalada Magaalada beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta kacsan kadib markii Gudaha Magaaladaas ay soo buux dhaafiyeen ciidamada ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya gaar ahaan kuwa Nabad Sugida.

Ciidamada dowlada soomaliya ayaa la sheegay in ay heleen xogag ku aadan in ay jiraan dad doonaya in ay qalaaso ay ka sameeyaan Gudaha Magaalada Beledweyne kuwasoo aan ku qancin xukun la sheegay in ay Maxkamada ciidamada qalabka sida ay ku ridey Ragii ka dambeeyay dil bishii aynu soo dhaafnay Gudaha Mgaaaladaas loogu geystay Madaxii Hay’ada Main action ee Baladweyne Mahdi, Wallow aan war Rasmi uusan kasoo bixin Maxkamada,

Wixii kusoo kordha simbanews,com kala soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here