Raisulwasaraha soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali sharmarke ayaa Haatan kulan kula leh Magaalada gaalkacyo ee Gobolka mudug Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Guuleed
Mid kamid ah wariyaasha ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo la Hadashay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in Haatan uu Bilowday kulanka Saxaafadana ay dibad joog ka Tahay Kulan,

