Raisulwasaraha Soomaliya oo Haatan kulan kula Leh Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug

0

Raisulwasaraha soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali sharmarke ayaa Haatan kulan kula leh Magaalada gaalkacyo ee Gobolka mudug Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Guuleed

Mid kamid ah wariyaasha ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo la Hadashay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in  Haatan uu Bilowday kulanka Saxaafadana ay dibad joog ka Tahay Kulan,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here