Daawo Sawirada: Maamulka Galmudug oo Soo bandhigay Maxaabis Ka Tirsanaa Maamulka puntland

0

Maamulka Galmudug ayaa soo Bandhigay Ciidamo  ay sheegeen in ay ka Tirsanaayeen kuwa Maamulka Puntland oo dhawan uu dagaal ku dhaxmaray koonfurta Magaalada Gaakacyo ee Gobolka Mudug,

Taliska Maamulka Galmudug ayaa sheegay in si wanaagsan loola dhaqmay Ragaan Lagu qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay Magaalada Gaakacyo ee xarunta Gobolka Mudug

Dhanka kale Taliyaha Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug ee Gobolka Mudug  Maxamed Nuur Cali Gadaar oo saxaafada kula Hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dhawaan ay Maxaabistaan ay ku Wareejin doonaan Maamulka Puntland

Tirada Maxaabista ayaa Lagu sheegay 6- maxbuus waxaana Maanta Lagu soo Bandhigay Magaalada Gaalkacyo,

b b (1) 12333904_1662512277338641_2109576920_o-1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here