Kooxaha dalka Russia oo la Ganaaxi doono Hadii ay lasoo Wareegaan Ciyaartooy u Dhalatay dalka Turky-ga

0

Kooxaha dalka Russia ayaa Lagu ganaaxay in aysan heshiis lasoo saxiixan karin ciyaartooda kasoo jeeda dalka Turky-ga markuu Furmo suuqa kala iibsiga bisha Junuary kadib markii uu xumaday xiriirka u dhaxeeya dalalka Turky-ga iyo Syria.

Dowlada Russia ayaa aad kaga xumaatay wixii ay sameeyeen ciidamada cirka dowlada wadanka Turky-ga kadib markii ay soo rideen diyaar laga lahaa wadanka Russia oo xiligaas Mareysay xuduudka u dhaxeeya dalalka Turky-ga syria,

Wasiirka ciyaaraha dalka Russia Vitaly Mutko ayaa u sheegay  R-Sport news agency in aysan dhici doonin xiligaan in ciyaaryahan u dhashtay dalka Turky-ga uu ka ciyaaro Horyaalka dalka Russia,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here