Laacibka kooxda Manchester City Kevin De Bruyne ayaa Ka Hadlay wararka ku aadan in la xiriiro xidiga David Silva kadib markii laacibka reer Spain uu dib ugu soo laabtay Garoomada kulankii sabtidii ay ciyaareen,
Labada xidig ayaa iska garab ciyaaray Kaliya 3-Kulan Tan iyo markii uu laacibka reer Belgium De Bruyne uu usoo dhaqaaqay Horyaalka dalka Ingiriiska kadib markii ay bixisay kooxda Manchester City aduun dhan £54 million.
Si Kastaba laacibkii Hore ee kooxda Velencia ayaa Kursiga keydka ka Yimid kulankii ay kooxda Manchester City ay ka guuleysatay kooxda Southampton, xili uu xidiga De Bruyne uu shabaqada soo Taabtay,

