Shirkii Madaxda Dowladda iyo Kuwa Maamul Goboleedyadda oo Lasoo gaba-gabeeyay+Dhageyso

0

Waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya lagu soo gaba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaliya iyo kuwa maamul Goboleedyadda oo maalintii sabtida aheyd ka furmay Magaalada Muqdisho.

Shirkaan waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Soomaliya maxamed C/laahi Maxmed Farmaajo, Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre, Madaxweynayaasha Maamulada puntalnd,Koonfur Galbeed Soomaliya, Hir-shabeelle, Jubba-land iyo Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug.

War-mutiyeedka Shirka Lasoo saaray waxaa warbaahinta u aqriyay afhayeenka Madaxtooyadda Soomaliya C/nuur.

Cabdinuur

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here