Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo La Kulmay Safiirka Turkey-ga ee Soomaliya+Sawirro

0

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka galmudug Maxamed Xashi Carabeey ayaa kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Turkiga Ufadhiya Somalia Waxayna Kawada hadleen Sidii Dowlada Turkiga Galmudug ugala shaqayan Laheed Kabayaasha Hormarka sida waxbarshada Caafimaadka iyo Biyaha.

Safiirka Turky-ga ee Soomaliya Amb. Olgan Bekarayaa u balanqaaday Madaxweyne kuxigeenka in uu Garab siin doono isla markaan Dowladiisa ay ka qeyb qaadan doonto hormarka Dowladda Goboleedka Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here