Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa kursiga keydka kusoo bilaabay xidiga weerarka ka ciyaara ee Diego Costa isagoona gacanta u galiyay dhanka weerarka laacibka reer Belgium-ka Eden Hazard
Kaptanka kooxda Chelsea John Terry ayaa kulan dhaawac ku seegaya iyadoona dhanka kooxda Totenhan uu ganaax ku seegayo xidiga Dele Alli, waxaana booskiisa badalaya xidiga Ryan Mason,

