Diego Costa  oo keydka kusoo Bilaabanaya Xili Eden Hazard uu Weerarka Ciyaarayo

0

Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa kursiga keydka kusoo bilaabay xidiga weerarka ka ciyaara ee Diego Costa  isagoona gacanta u galiyay dhanka weerarka laacibka reer Belgium-ka Eden Hazard

Kaptanka kooxda Chelsea John Terry ayaa kulan dhaawac ku seegaya iyadoona dhanka kooxda Totenhan uu ganaax ku seegayo xidiga Dele Alli, waxaana booskiisa badalaya xidiga Ryan Mason,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here