Thierry Henry: 5-koox ayaa Xili Ciyaareedkan ku Guuleysan doona Horyaalka dalka Ingiriiska Chelsea Maya

1

Weeraryahankii Hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry ayaa 5-koox u saadaaliyay Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan Marka Laga reebo kooxda Chelsea

Laacibkii Hore ee kooxda arsenal iyo xulka dalka France ayaa meesha sidoo kale ka saaray kooxda Bandhiga wanaagsan xili ciyaareedkaan la Timaaday ee Leicester wuxuuna Horyaalka u saadaaliyay kooxaha Manchester United, Manchester City, Arsenal, Tottenham iyo Macquul ahaanshaha kooxda  Liverpool,

Kooxaha kala ah Manchester United, Manchester City, Arsenal, Tottenham ayaa xili ciyaareed la Yimaaday Bandhig lala Yaabo kadib markii ay Noqdeen kooxaha ku tarmaya kaalimaha Hore ee Horyaala dalka Ingiriiska

Dhanka kale koxda Chelsea ayuu meesha ka saaray Thierry Henry isagoona sheegay in kooxda Chelsea ay u baahan Tahay soo kabsasho aad u weyn

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here