Weeraryahankii Hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry ayaa 5-koox u saadaaliyay Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan Marka Laga reebo kooxda Chelsea
Laacibkii Hore ee kooxda arsenal iyo xulka dalka France ayaa meesha sidoo kale ka saaray kooxda Bandhiga wanaagsan xili ciyaareedkaan la Timaaday ee Leicester wuxuuna Horyaalka u saadaaliyay kooxaha Manchester United, Manchester City, Arsenal, Tottenham iyo Macquul ahaanshaha kooxda Liverpool,
Kooxaha kala ah Manchester United, Manchester City, Arsenal, Tottenham ayaa xili ciyaareed la Yimaaday Bandhig lala Yaabo kadib markii ay Noqdeen kooxaha ku tarmaya kaalimaha Hore ee Horyaala dalka Ingiriiska
Dhanka kale koxda Chelsea ayuu meesha ka saaray Thierry Henry isagoona sheegay in kooxda Chelsea ay u baahan Tahay soo kabsasho aad u weyn


Drsbilan Mohaa liked this on Facebook.