Madaxweynaha Maamulka Juba-land Axmed Madoobe oo ku Wajahan Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal

0

Madaxweynaha Maamulka Juba-land Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta ku Wajahan magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal,

Wararka haatan Ka Imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa Tilmaamaya In laga dareemayo Magaaladaas qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Maamulka Juba-land Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe,

Dhanka kale Lama ogo ujeedka Safarka Madaxweynaha Maamulka Juba-land axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe uu  ku  gaarayo  Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal

wixii kusoo kordha simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here