Baarlamaanka Soomaliya oo Loogu Digay in ay Ka Doodaan Mooshinka Saldhiga Milatari Berbera

0

Maamulka Somali-land ayaa mar kale ugu digay Baarlamaanka Federaalka Soomaliya in ay sii wadaaan ka doodista Mooshinka ka dhanka ah Saldhiga milatari ee ay Barlamaanka Somaliya wadaan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo warbaahinta la hadlay ayaa dowladda Soomaliya iyo Baarlamanka Soomaliya u sheegay in ay fara kala baxaan Arrimaha maamulka Somali-land islamarkaama Somali-land ay tahay dal gaar ah oo ka madax Banaan Soomliya inteeda kale.

“Somaliya Caalamka aad buu u caawiya, sida loo caawiyo ee wax loo tarana Somaliland looma taro, sidaas oo ay tahay wey taransan la’dahay, Somaliland iyo Somaliyana, wey kala tageen, isku dalna maaha, waa laba dal oo jaar ah, Somaliland waxay qab).

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa kusoo beegmaya xili todobaadkii aynu 20-xildhibana oo ka Tirsan baarlamanka Soomaliya ay gudbiyeen Mooshin ka dhan Saldhiga imaaraadka Carabta ee Magaalada Berbera dhawaan ayaa lagu wadaa in laga doodo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here