Wararka Akhriso:-Heshiiska ay Kala Saxiixdeen Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug. By Radio Simba - Nisan 8, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Waxaa goordhow soo gaaray warqabadka Simbanews.com heshiiska ay kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Galmudug. Heshiiskan ayaa ku saabsan dib u dhigista doorashada Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug ilaa 30 bishan.