Akhriso:-Heshiiska ay Kala Saxiixdeen Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug.

0

Waxaa goordhow soo gaaray warqabadka Simbanews.com heshiiska ay kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Galmudug.

Heshiiskan ayaa ku saabsan dib u dhigista doorashada Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug ilaa 30 bishan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here