Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo Haatan Dagan kadib Dagaal ka Dhacay

2

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Haatan dagan kadib markii  saakay ilaa Duhurkii ay ku dagaalameen ciidamo ka kala Tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Dhanka kale Inta la xaqiijiyay 5-qof ayaa ku dhimatay Halka ay ku dhaawacmeen 20-qof oo intooda badan ahaa dadkii rayidka ahaa oo ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in la Wareegeen Xaafado hoos Yimaada Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo mudooyinkii dambe ay ku sugnaayeen Ciidamada Maamulka Puntland,

 

 

 

 

2 YORUMLAR

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here