Shir Looga Hadlaayo Amniga oo Ka Socda Garoowe

0

Cabdi Xirsi Cali Qarjab wasiirka amniga puntland iyo saraakiisha amaanka maamul goboleedka puntaland oo saakay shir albaabada u xiranyahay ku yeeshay xarunta dhexe ee wasaarada amniga puntland waxaane shirkaasi looga hadlaayey amaanka puntland iyo howlgalo ka socdo Garoowe.

Si loo shaaciyo go’aamada kasoo baxa shirkaan albaabada u laabanyahiin ayaa waxaa loo yeeray warbaahinta iyadoona dhawaan la rajeynaayo in la shaaciyo awaamiirta kasoo baxda shirkaan.

Shirkaani ayaa imaanaayo iyadoo wayahii dambe puntland kusoo siyaadeen falal lidi ku ah amaanka puntland haba ugu darnaateey magaalada garoowe iyo gaalkacyo

Shirkaan markuu soo gaba gaboobo ayaa la filaayaa in aay warbvaahinta la hadlaan wasiirka amniga iyo gudoomiyaha gobolka nugaal Cumar Faraweyne

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here