War Deg Deg ah: Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Saxaafada iskugu Yeeray

4

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen guuleed uu Saxaafada iskugu yeeray si uu ugu Hadlo xaaladaha  iyo colaada Ka Taagan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,

Wali waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka Jira dagaalka u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland, iyadoona saakay  mar kale ay dib kaga Bilowdeen Gudaha Magaaladaas,

Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

 

4 YORUMLAR

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here