Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen guuleed uu Saxaafada iskugu yeeray si uu ugu Hadlo xaaladaha iyo colaada Ka Taagan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,
Wali waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka Jira dagaalka u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland, iyadoona saakay mar kale ay dib kaga Bilowdeen Gudaha Magaaladaas,
Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco


Maxamed cali
Prince Lee Abdullahi liked this on Facebook.
Yuusuf Abdi Hassan liked this on Facebook.
Ahmed-hassan Ahmed liked this on Facebook.