Kulan ay Cadaado ku yeesheen xildhibaanada barlamaanka Galmudug ayey ku dhameeyeen khilaaf ka dhex jiray Barlamaanka.
Guddi ka kooban 10 xildhibaan oo horey loogu saaray dhameynta khilaafkaan ayaa ku guuleystay, waxaana la isla qaatay in laga gudbo madmadowgii ku dhexjiray xildhibaanada.
Maalinta Bari oo Sabti ah Taariikhdana ay ku beegan tahay 25/3/2017-ka ayaa lagu wadaa in Xildhibaanada baarlamanka maamulka Galmudug in ay Magaalada Cadaado ku yeesheen kulan rasmi ah.


