Saraakiisha Ciidamada Daraawishta Maamulka Galmudug ayaa beeniyay in dagaalkii ka dhacay Todobaadkii aynu dhaafnay Magaalada Gaalkacyo ay garab siiyeen Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan Gobolada Mudug iyo Galgaduud,
Cali Maxamed axmed Taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawishta Maamulka Galmudug oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan jirin cid ka gacan siisay dagaalkii ay dhawaan la galeen ciidamada Maamulka Puntland kasoo ka dhacay Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug,
Dhawaan dagaalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxuu Maamulka Puntland uu Madaxda dowlada soomaliya ku eedeeyay in ay Taageero Malatari ay siinayaan Ciidamada Maamulka Galmudug,


Curadka Cida liked this on Facebook.
Soojog ninka laga waayo soo seexo ayaa laga helaa maxaan madaxda qaranka oo aan markii horaba u dhageesan wsynay hada aan u xagxaganeena. Ninna cirka masoo duminkaro ee dadka dhibka haka daayo maatada unbaa la dhibayaa
Nafisa Nuura Ali liked this on Facebook.
Adaa dadansatee cawa meel daayo ayey mareysaa shekada
Viva galmudug insha allaah