Golaha wasiirada Maamulka Puntland ayaa kulankooda caadiga ahaa Maanta ku yeeshtay Magaalada garoowe iyagoona kaga Hadlay qodobo Muhiin ah uu Horyaalay Golaha wasiirada,
Qodobada inta shirka loogu Hadlay waxaa kamid ah dagaalka iyo colaada wali ka Taagan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug taasoo u dhaxeyasa Maamulka Galmudug iyo Puntland
Halkaan Hoose ka aqriso










