Raisulwasaaraha dalka Ingiriiska David Cemeroon ayaa sheegay in dowlada ingiriiska ay diyaar u Tahay ku biirista isbaheysiga dhanka Cirka duqeynta ka wada dalalka Syria iyo Ciraaq ee Bariga dhexe.
Mr David Cemeroon oo Hadal kooban ka jeediyay Baarlamanka dowlada ingiriiska ayaa sheegay in ku biirista dowlada Ingiriiska Isbaheysiga duqeymaha ka wada dalka Syria iyo ciraaq ay sabab u Tahay kadib weerarkii dhawaan Lagu qaaaday Magaalada Paris ee dalka France kasoo ay sheegteen kooxda daacish.
Dhanka kale Raisulwasaaraha dalka Ingiriiska ayaa sidoo kale sheegay dowlada ingiriiska Talooyin ay kaga iimaadeen Madaxweynayaasha dalalka France iyo Mareykanka oo ku aadan in dowlada ingiriiska ay heegan Galiso ciidameeda weerar laga cabsi qabo in ay soo qaadaan kooxda daacish,






Muxuu qaadayaa idinka ayey idinla weyn tahay insha allah mujaahidiinta wey guuleyssn doonaan
Simba News liked this on Facebook.