Raisulwasaare Cumar C/rashiid oo ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane C/rashiid Cali sharmarke  ayaa maanta ku wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,

Arimaha uu u Tagi doono Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali sharmarke Magaalada Gaalkacyo ayaa Lagu sheegay xalinta qilaafka u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Puntland oo dhawaan ciidamo ka kala Tirsan labada Maamul ay ku  dagaalameen Magaalada Gaalkacyo.

Dhanka kale  Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa Laga dareemayaa soo dhaweynta Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane C/rashiid Cali sharmarke,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here