Daawo Video: Haweeneyda Ugu Cayilan Dunida oo Laga Jaray Qaar kamid ah Cayilkii Sarnaa +Swiro

1

Patty Sanchez waa gabadha Ugu cayilan aduunyada waxaana dhawaan laga yareeyay cayilkii jirkeeda saaran kadib markii Qaliiin Lagu sameeyay Culeyskii saarnaa jirkeeda,

Haaweneydaan 51-jirka ah ayaa markii Hore culeyskeeda waxa uu ahaa 721-Ibs waxaa laga jaray 238ibs- haatan culeyskeeda ayaa lagu sheegay 476lbs kadib markii  laga jaray culeyskii saarnaa sida uu warbaahinta u sheegay saaxibkeeda.

Dhanka kale Patty  Sanchez  ayaa haatan cunta 3,000-kun colour oo cunto ah waxaana caawiya labadeeda wiil ee kala ah Logan Webber, oo 28-jir ah ,iyo  Scott Webber, 30-jir ah.

Daawo Sawirada

2ECB095600000578-3333491-image-a-21_1448458561038 2ECB093000000578-3333491-image-a-36_1448458919157 2ECB088800000578-3333491-image-a-25_1448458698476 2ECB079100000578-3333491-image-a-20_1448458539415 2ECB089B00000578-3333491-image-a-24_1448458692579 2ECB083F00000578-3333491-image-a-27_1448458724273 2ECB09BD00000578-3333491-image-a-16_1448458469462 2ECB09B900000578-3333491-image-a-26_1448458708306 2ECB08EC00000578-3333491-Getting_healthy_Patty_Sanchez_51_has_lost_238lbs_pictured_after_-m-6_1448461705443 2ECB07BC00000578-3333491-image-a-37_1448458934363

Halkaan ka Daawo

Xigasho Daily Mail

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here