Akhriso:-Xildhibaanada Baarlamaanka oo Ka Dooday Qaraar Ku Saabsan Gurmarka Abaaraha

0

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya iyo aqalka Sare oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa ka dooday qaraar ku saabsan Gurmarka deg deg ah ee Abaaraha dalka xiligaan ka jira.

Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan jawaari.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here