Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Gobolka Nugaal

0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.22 ee march 03 2017 kuna saabsan magacaabis Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa, iyo waayo aragnimadiisa shaqo.
Markuu tixgeliyey Talo soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dawladdaha Hoose.
Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Calisalaad Diiriye Faarax loo magcaabay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal .
Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay madaxweynuhu maanta.

–DHAMMAAD—

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here