Georgia Davis Waa Gabadha ugu Cayilan Wadanka Wales + Sawiro

1

Dalka Wales ee Dalweynaha Greath Britain waxaa ku Nool gabadha ugu cayilan dalkaas waxayna xiriir la leedahay nin u dhow Laba jibaar Da’deeda dhanka culeyska.

Gabadhaan oo lagu magacaabo Georgia Davis, oo 22jir ah  ayaa ku nool  Magaalada Aberdare ee  dalka Wales waxayna dhawaan heshay Jaceelkeeda Rasmiga ahaa kasoo lagu magacaabo Matthew Takel  wuxuuna  ka shaqeeya xarun lagu Tababaro dadka cayilan,

Miss Davis ayaa sidoo kale loo yaqaanaa Takeaway Princess dariskeeda ayaa sheegaya in gabdhaaan Yarta ah xiligii ay jirtay 5-sano ay aheyd mid aad u cayilan jir ahaan,

0D58F673000005DC-0-image-m-105_1448434597341 0D58F4B3000005DC-0-image-m-103_1448434564027 2824FF4600000578-0-image-a-37_1430435060657 01M_FAT GIRL LIFT.1 2ECA3F8B00000578-3333077-image-a-4_1448437114989 2EC95AC200000578-0-Gerogia_Davis_left_22_from_Aberdare_in_Wales_is_said_to_have_fou-a-112_1448435183207

 

 

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here