War Deg Deg:-Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Puntland oo Goordhaweyd La Dhaawacay

0

Nin Hubeysan ayaa Goordhaweyd Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug ku dhaawacay Gudoomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Magaalada Gaalkacyo ee Cabdiraxmaan Kilwe.

Nin ku hubaysan bistoolad ayaa rasaas ku weeraray guddoomiyaha caawo fiidkii, waxaana dhaawaciisa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.

ilaa haatan ma jiro cid sheegatay Mas’uuliyadda falkaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here