Nin Hubeysan ayaa Goordhaweyd Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug ku dhaawacay Gudoomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Magaalada Gaalkacyo ee Cabdiraxmaan Kilwe.
Nin ku hubaysan bistoolad ayaa rasaas ku weeraray guddoomiyaha caawo fiidkii, waxaana dhaawaciisa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.
ilaa haatan ma jiro cid sheegatay Mas’uuliyadda falkaas.

