Madaxweynayaashii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka qeyb galaya xafadda Caleema-saarka madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).
Mas’uuliyiintaan oo dalka soo hogaamiyay 8-sano aynu soo dhaafnay ayaa lagu casuumay In ay kasoo qeyb galaan Xafladda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo.
Dhanka kale waxaa Goordhaweyd Muqdisho lagu soo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Suudaan.

