Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif oo ka qeyb galaya Xafladda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweynayaashii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka qeyb galaya xafadda Caleema-saarka madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Mas’uuliyiintaan oo dalka soo hogaamiyay 8-sano aynu soo dhaafnay ayaa lagu casuumay In ay kasoo qeyb galaan Xafladda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo.

Dhanka kale waxaa Goordhaweyd Muqdisho lagu soo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Suudaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here